🚨Maxaa Ka Cusub Kooxda Arsenal Smith Rowe, Riccardo Calafiori & Kulankii Ay kooxda Ciyaartay.

Arsenal ayaa Ciyaartay kulankeeda koowaad ee Pre-seasonka ayadoo wajahaday Kooxda Isku dalka ka dhisanyihiin ee Bournemouth, Ciyaarta ayaa ku dhamaatay 1-1 qeybtii hore ciyaarta ayaa lagu kala nastay 1-0 oo ay Gunners hogaanka ku heysay waxaana goalka u dhaliyay xidiga reer Portugal ee Fabio Vieira.

Qeybtii labaad ee ciyaarta markii la gaadhay daqiiqadii 73-aad Bournemouth ayaa heshay goalka bareejada waxaan u dhaliyay xidigooda Semenyo.

Ciyaarta ayaa sidaas kusoo idlaatay sidoo kle waxaa aya wada tuurten gool- ku laadyo waxaan   5-4 ku badaisay Arsenal inkastoo Trossard kaliya ow ahaay xidiga Arsenal ka qasaariyay.

Xidigo da'yaro ah ayaa jaanis u heleen ciyarta iney ka soo muuqdan qeybta koowad waxaan la arkaya in xidigo mustqabal leh ka soo ifayaan kulamda isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub, qeybta dambe ayaa la soo kiciyay xidigaha muhiimka ahaay.

Maxaa Ka cusub suuqa Kooxda Arsenal ?

                  Smith Rowe 

Smith Rowe ayaa ah xidiga Arsenal suuqa ciwaanadisa maanta ku xardhan kooxda Fulham ayaa ku dhow in xidigaan aya la soo waregto waxaana la fahansanyahay in xidigaan ow kooxda iskaga tagi doono Fulham ayaa €35M saacadaha soo aadan kula soo wareegi doonto.

Go'aanka Mikel Arteta ow xidigaan kaga iibinaayo koox ka tirsan Premier League ayaa dad badan ka farxin maadaama xidigaan ow yahay mid tayo fiican leh xitaa hadii la diraayo an lagu dhex fasaxin isla horyaalka Premier League si walbo ay ahaato heshiiska Smith Rowe iyo Fulham saacadaha soo aadana ayaa la filaya in la dhameeyo.

   Maxaa ka cusub Riccardo Calafiori ?

                Riccardo Calafiori 

Riccardo Calafiori ayaa si Rasmi ah ugu biiray kooxda Arsenal aduun lacageed dhan €40M oo lagu daray €5M oo gunno ah xidigaan ayaana saxiixi doono heshiis 5 Sano oo gaadhaayo ila 2029.

 Sidoo kale waxa uu qeyb tijaabada caafimaad ah ku mari doona London kadib waxa uu u safri doona USA Los Angeles asigoo hubinta tijaabada caafimaad uugu dambeyso ku mari doono.

Fikirkaga noogu reeb dhanka hoose ee Faalada.



Post a Comment

Previous Post Next Post